AYUUB 1

Hordhaca Kitaabka 1 Dalka Cuus la yidhaahdo waxaa joogi jiray nin magiciisa Ayuub la odhan jiray, oo ninkaasuna wuxuu ahaa nin qumman oo toosan, wuxuuna ahaa mid Ilaah ka cabsada…

AYUUB 2

Jirrabaaddii Labaad Ee Ayuub 1 Haddaba waxaa kaloo jirtay maalin kale oo ay Ilaah wiilashiisu u yimaadeen inay Rabbiga hortiisa isa soo taagaan, oo weliba Shayddaanna wuu soo dhex galay,…

AYUUB 3

Hadalkii Ayuub 1 Markaas dabadeed Ayuub intuu afkiisa furay ayuu habaaray maalintii uu dhashay. 2 Oo Ayuub intuu hadal bilaabay ayuu yidhi: 3 Dharaartii aan dhashay ha baabba’do Iyo habeenkii…

AYUUB 4

Eliifas 1 Markaasaa Eliifas kii reer Teemaan u jawaabay, oo wuxuu ku yidhi, 2 Mid hadduu isku dayo inuu kula hadlo, ma ka xumaanaysaa? Laakiinse bal yaa hadal iska celin…

AYUUB 5

1 Hadda bal u yeedh, mid kuu jawaabayaa ma jiraa? Balse kuwa quduuska ah midkoodee baad u jeesanaysaa? 2 Waayo, ninkii nacas ah xanaaqiisaa dila, Oo kii doqon ahna ciilkiisaa…

AYUUB 6

Ayuub 1 Markaasaa Ayuub jawaabay oo wuxuu yidhi, 2 Hahe haddii dhibkayga la miisaami lahaa, Oo masiibadayda kafado la wada saari lahaa! 3 Wuu ka sii cuslaan lahaa cammuudda badaha,…

AYUUB 7

1 War sow hawl diyaar uma aha binu-aadmiga dhulka jooga? Sowse maalmihiisu ma aha sida kuwa shaqaale oo kale? 2 Sida addoon hoos u xiisooda, Iyo sida shaqaale mushahaaradiisa filanaya,…

AYUUB 8

Bildad 1 Markaasaa Bildad oo ahaa reer Shuuxii u jawaabay, oo wuxuu ku yidhi, 2 Ilaa goormaad waxyaalahan ku hadlaysaa? Oo ilaa goormaa erayada afkaagu ahaanayaan sida dabayl xoog badan?…

AYUUB 9

Ayuub 1 Markaasaa Ayuub u jawaabay oo wuxuu ku yidhi, 2 Sida runta ah waan ogahay inay sidaas tahay, Laakiinse sidee baa nin xaq ugu noqon karaa Ilaah hortiisa? 3…

AYUUB 10

1 Naftaydu noloshadayday la daallan tahay, Oo joojinla’aan waan ku sii caban doonaa, Oo qadhaadhka naftayda waan ku hadli doonaa. 2 Waxaan Ilaah ku odhan doonaa, Ha i xukumine. Bal…