2 TIMOTEYOS 1

Salaan Iyo Mahadnaqid 1 Anigoo Bawlos ah oo rasuulkii Ciise Masiix ku ah doonista Ilaah, sida uu leeyahay ballanka nolosha Ciise Masiix ku jirta, 2 waxaan warqaddan u qorayaa Timoteyos…

2 TIMOTEYOS 2

1 Haddaba, wiilkaygiiyow, ku xoogayso nimcada Ciise Masiix ku jirta. 2 Oo waxyaalihii aad markhaatiyaal badan dhexdood igaga maqashay ku ammaanee niman aamin ah oo awooda inay kuwa kaleeto baraan….

2 TIMOTEYOS 3

Maalmaha Ugu Dambeeya 1 Bal tan ogow, maalmaha ugu dambeeya waxaa iman doona wakhtiyo dhib badan. 2 Maxaa yeelay, dadku waxay ahaan doonaan kuwo naftooda jecel, iyo kuwo lacag jecel,…

2 TIMOTEYOS 4

1 Waxaan kugu amrayaa Ilaah hortiis iyo Ciise Masiix oo xukumi doona kuwa nool iyo kuwii dhintayba hortiisa, oo waxaan kaloo kugu amrayaa muuqashadiisa iyo boqortooyadiisa, 2 inaad hadalka dadka…