2 KORINTOS 11

Waxyaalo Uu Bawlos Xaq U Lahaa Rasuulnimadiisii Aawadeed 1 Waxaan jeclaan lahaa inaad iigu dulqaadataan doqonnimadayda yar. Laakiin waad ii dulqaadataan. 2 Waxaan idiinku masayrsanahay masayr xagga Ilaah ah, waayo,…

2 KORINTOS 12

Riyooyin Iyo Itaaldarro 1 Waa inaan faano in kastoo aanay waxtar lahayn, laakiin waxaan gaadhi doonaa riyooyin iyo waxa Rabbigu muujiyo. 2 Waxaan garanayaa nin Masiix ku jira oo afar…

2 KORINTOS 13

Digidda 1 Socodkan aan idiin imanayo waa kaygii saddexaad. Laba ama saddex markhaati afkooda ayaa eray walba lagu xaqiiqayn doonaa. 2 Markii horaan idhi, haddana waan leeyahay; sidaan idinku idhi…