2 KORINTOS 1

Salaan Iyo Mahadnaqid 1 Bawlos oo rasuulkii Ciise Masiix ku ah doonista Ilaah, iyo walaalkeen Timoteyos waxaannu warqaddan u qoraynaa kiniisadda Ilaah oo Korintos ku taal iyo kulli quduusiinta Akhaya…

2 KORINTOS 2

1 Laakiin waxaan aniga qudhaydu goostay inaanan haddana caloolxumo idiinla imanin. 2 Waayo, haddaan idin calool xumeeyo, waa kee kan iga farxinayaa kii aan calool xumeeyey maahee? 3 Waxakan ayaan…

2 KORINTOS 3

Adeegayaasha Axdiga Cusub 1 Miyaannu bilaabaynaa inaannu haddana is-ammaanno? Ama miyaannu u baahan nahay warqado ammaan ah in laydiin diro ama in laydiinka soo diro sida qaar kale? 2 Idinku…

2 KORINTOS 4

Wacdinta Aan Qalbijab Iyo Ceeb Iyo Sir Toona Lahayn 1 Sidaas daraaddeed sida lanoogu naxariistay, annagoo haysanna adeegiddan, qalbi jabi mayno; 2 laakiin waxaannu diidnay waxyaalihii qarsoonaa oo ceebta ahaa,…

2 KORINTOS 5

1 Waayo, waxaynu og nahay, haddii gurigeenna dhulka ee taambuug ahu uu dumo, inaynu Ilaah xaggiisa ku leennahay dhismo, mana aha guri gacmo lagu sameeyey, waase mid jannooyinka weligii ku…

2 KORINTOS 6

1 Annagoo la shaqaynayna Ilaah waxaannu idinka baryaynaa inaydnaan micnela’aan u qaadan nimcadii Ilaah, 2 waayo, wuxuu leeyahay, Wakhti la aqbalay ayaan ku dhegaystay, Oo maalintii badbaadintana ayaan ku caawiyey….

2 KORINTOS 7

1 Haddaba, gacaliyayaalow, innagoo ballamadan haysanna, aan iska safayno nijaas kasta oo jidhka iyo ruuxa ku jirta, innagoo quduusnimada kaamilayna oo Ilaah ka cabsanayna. Welweliddii Iyo Dhiirrigelintii 2 Qalbiyadiinna noo…

2 KORINTOS 8

Wax-u-Ururinta Masaakiinta Yeruusaalem 1 Haddaba, walaalayaalow, waxaannu idin ogeysiinaynaa nimcada Ilaah oo la siiyey kiniisadaha Makedoniya, 2 si, markii dhib lagu tijaabiyey, farxaddooda badan iyo miskiinnimadooda weyni ay ugu badnaadeen…

2 KORINTOS 9

1 Looma baahna inaan idiin soo qoro wax ku saabsan caawimaadda xagga quduusiinta, 2 waayo, waan garanayaa diyaarnimadiinna aan kuwa Makedoniya idinku faaniyey, in dadka Akhaya sannaddii hore ay diyaar…

2 KORINTOS 10

Bawlos Amarkiisii Wuxuu Ka Yimid Ilaah 1 Aniga qudhayda oo Bawlos ah waxaan idinku baryayaa qabownimada iyo raxmadda Masiixa, anigoo is-hoosaysiiya markaan dhexdiinna joogo, laakiin xaggiinna geesi ku ah markaan…