1 TIMOTEYOS 1

Salaan, Iyo Ka-digidda Cilmiga Beenta Ah 1 Anigoo Bawlos ah oo rasuulkii Ciise Masiix ku ah amarka Ilaaha Badbaadiyeheenna ah iyo Ciise Masiix oo rajadeenna ah, 2 waxaan warqaddan u…

1 TIMOTEYOS 2

Caabudidda 1 Sidaas daraaddeed ugu horraysta waxaan kugu waaninayaa inaad Ilaah u baridid, oo aad u tukatid, oo aad u ducaysid, oo aad u mahadnaqdid dadka oo dhan, 2 khusuusan…

1 TIMOTEYOS 3

Hoggaamiyayaasha Kiniisadda 1 Hadalku waa run, Haddii nin doonayo shuqulka hoggaamiyaha kiniisadda, shuqul wanaagsan buu doonayaa. 2 Sidaas daraaddeed hoggaamiyaha kiniisaddu waa inuu ahaado mid aan ceeb lahayn, oo naag…

1 TIMOTEYOS 4

Macallimiin Been Ah 1 Laakiin Ruuxu bayaan buu u sheegayaa in wakhtiga ugu dambaysta qaar ka fogaan doono iimaanka, iyagoo dhegaysanaya ruuxaxa khiyaaneeya iyo cilmiyada jinniyada, 2 oo waxay kaga…

1 TIMOTEYOS 5

1 Nin waayeel ah ha canaanan, laakiin u waani sida aabbe oo kale; dhallinyaradana u waani sida walaalo oo kale; 2 habrahana sida hooyooyin oo kale u waani, naagaha dhallintayarna…

1 TIMOTEYOS 6

Addoommada 1 In alla intii addoommo ah oo ka hoosaysaharqoodka addoonnimada, sayidyadooda ha ku tiriyeen kuwo maamuus oo dhan istaahila, si aan magaca Ilaah iyo cilmiga loo caayin. 2 Kuwii…