1 KORINTOS 11
1 Igu dayda sidaan aniguba Masiix ugu daydo. Naaguhu Ha Gambaysteen Markay Shirka Kiniisadda Joogaan 2 Waxaan idinku ammaanayaa inaad wax walba igu xusuusataan oo aad u xagsataan cilmiga sidaan…
1 Igu dayda sidaan aniguba Masiix ugu daydo. Naaguhu Ha Gambaysteen Markay Shirka Kiniisadda Joogaan 2 Waxaan idinku ammaanayaa inaad wax walba igu xusuusataan oo aad u xagsataan cilmiga sidaan…
Hadiyadaha Ruuxa Oo Kala Duduwan Oo Isku Ruux Ah 1 Walaalayaalow, dooni maayo inaad jaahil ka ahaataan waxa ku saabsan hadiyadaha Ruuxa ka yimaada. 2 Waad og tihiin in, markaad…
Jacaylku Waa Hadiyadda U Weyn 1 Haddaan ku hadlo afafka dadka iyo malaa’igaha, laakiinse aanan jacayl lahayn, waxaan noqday naxaas dhawaaqaysa ama saxan bir ah oo sanqadhaya oo kale. 2…
Hadiyadaha Wax Sii Sheegidda Iyo Kuhadlidda Afafka Kale 1 Jacaylka raaca, oo weliba hadiyadaha Ruuxa ka yimaada aad u doona, oo siiba doona inaad wax sii sheegtaan. 2 Waayo, kii…
Sarakicidda Masiixa 1 Walaalayaalow, waxaan idin ogeysiinayaa injiilka aan idinku wacdiyey, oo aad idinkuna aqbasheen, oo aad ku taagan tihiin, 2 oo aadna ku badbaaddeen, haddaad xajisaan hadalkii aan idinku…
Wax-u-Ururinta Masaakiinta Yeruusaalem 1 Haddaba sidaan u amray kiniisadihii Galatiya, inay wax u ururshaan quduusiinta, idinkuna sidaas oo kale yeela. 2 Maalinta ugu horraysa ee toddobaadka midkiin kastaa meel wax…