MARKOS 1

Yooxanaa Baabtiisaha Iyo Farriintii Uu Waday 1 Bilowgii injiilkii Ciise Masiix, oo ah Wiilka Ilaah. 2 Sidii Nebi Isayos u qoray, Eeg, waxaan hortaada soo dirayaa wargeeyahayga, Kan jidkaaga diyaargarayn…

MARKOS 2

Curyaankii La Bogsiiyey 1 Dhawr maalmood dabadeed goortuu haddana Kafarna’um galay, waxaa la maqlay inuu guriga joogo. 2 Markaasaa waxaa is-urursaday dad badan, sidaa daraaddeed meel ay joogsadaan ayay ka…

MARKOS 3

Ninkii Gacanta Engegnaa Waa La Bogsiiyey 1 Kol dambe wuxuu galay sunagogga; halkaasna waxaa joogay nin gacan engegan. 2 Markaasay fiirinayeen inuu sabtida bogsiinayo iyo in kale, si ay u…

MARKOS 4

Masaalka Ku Saabsan Beerreyga 1 Haddana wuxuu bilaabay inuu badda agteeda wax ku baro, oo waxaa u soo ururay dad badan, sidaa darteed doonni ayuu fuulay, wuxuuna fadhiistay badda, dadkii…

MARKOS 5

Jinnoolihii Reer Gadareni Oo La Bogsiiyey 1 Waxay yimaadeen dhanka kale oo badda ilaa dalkii Gadareni. 2 Goortuu doonnidii ka degay, kolkiiba waxaa la kulmay nin xabaalaha ka soo baxay…

MARKOS 6

Ciise Waa Laga Celiyey Naasared 1 Meeshaas ayuu ka tegey oo waddankiisii yimid, xertiisiina way soo raaceen. 2 Goortii sabtida la gaadhay ayuu bilaabay inuu sunagogga wax ku baro; dad…

MARKOS 7

Ciisaa Ka Jawaabay Eedayntii Ku Saabsanayd Xeerka 1 Kolkaasaa waxaa u soo urureen Farrisiintii iyo qaar culimmo ah oo Yeruusaalem ka yimid. 2 Goortaasay arkeen xertiisii qaarkooda oo kibis ku…

MARKOS 8

Waxaa Cunto La Siiyey Afar Kun Oo Nin 1 Maalmahaas dadkii aad buu u badnaa oo waxay cunaanna ma haysan, markaasaa Ciise xertiisii u yeedhay oo ku yidhi, 2 Dadka…

MARKOS 9

1 Wuxuu iyaga ku yidhi, Runtii waxaan idinku leeyahay, Kuwa halkan taagan qaarkood sinaba dhimasho uma dhadhamin doonaan ilaa ay arkaan boqortooyada Ilaah oo xoog ku imanaysa. Ciise Muuqiisu Waa…

MARKOS 10

Wax Ku Saabsan Naagfuridda 1 Meeshaasuu ka soo kacay oo wuxuu galay soohdimaha Yahuudiya oo Webi Urdun ka shisheeya. Mar kale dadkii badnaa baa u soo ururay, oo sida caadadiisu…